Agaasimaha Tvga HCTV Siciid Cabdi Saleebaan ayaa waxa uu shegay in uu galay tvga HCTV sateliteka Galaxy19 oo laga daawado Waqooyiga Ameerika

 



Agaasimaha
TV ee Qarada Yurub HCTV, Siciid Cabdi Saleebaan, a yaa waxa uu ugu bishaaranayaa Shacbi-weynaha somaliyeed ee ku dhaqan Maraykanka iyo Canada laga bilaabo 01.01.2014 ay ka daawan karaan Sateliteka Galaxy- 19 is located at 97 Degrees W est .

Taas oo kor u qadaysa in bulshawayntaas ay ku farxi donaan bar naamijyo tayo leh anay toos ugala socon donaan baramijyada ka baxa TV ga HCTV oo wariiyaal laga yaqaano ummada afka soomal iga ku hadlaa ku soo bireen.

Agasimaha ayaa waxa kale oo ugu balan qaday macaamisha reer Yurub inay u hayaa baramijyo live ah oo raali galiya hadanu nah ay shabakda qurbejoog waxanu si toosa idinku soo gudbin dona baramijyada livka ah.



HCTV

Galaxy 19 is located at 97 Degrees West

Transponder 12


Downlink Frequencies 11935.5 Horizontal


Symbol Rate 20000


FEC 3/4


Free To Air