Boobe Yuusuf Ducaale oo sheegay inaanu xilka wareejinayn illaa labadii Agaasime Waaxeed ee ka horeeyay xilka ku wareejiyaan masuuliyiintii uu magacaabay

 

 

Hargeysa(TNN)- Boobe Yuusuf Ducaale oo Madaxweyne Siilaanyo shalay xilka ka qaaday oo la we ydiisay goorta uu xilka wareejinayo ayaa sheegay inaanu xilka wareejinayn ilaa ay wareejiyaan labadii Agaasime Waaxeed ee uu xilka ka qaaday Axmed Saleebaan Dhuxul iyo Sayid Maxamed Mi re.

“ Xil aan wareejinayaa ma jiro ilaa ay labadii Agaasime Waaxeed ee aan xilka ka qaaday ku ware ejiyaan labadii masuul ee cusbaa ee aan magacaabay, haddii kale Wasiirka uu Madaxweynuhu yid hi Xilka ku wareeji isagu ha iskala wareego wasaaradda ugu iman maayo aniguye” ayuu yidhi Boo be Yuusuf Ducaale

Hadalka Boobe ayaa ka dhashay dood adag oo ka taagan Boobe haddii uu tagay wax aka danbee ya eek a dhalan kara Xilka qaadistii uu ku sameeyay Dhuxul iyo Sayid oo ay balantu ahayd sabti da inay xilka wareejiyaan balse u muuqata maadaama Wasiirka Dartood loo eryay inay soo noqo n doonaan iyagoo is bidaya inay guulaysteen isla markaana ay haystaan awood ka badan intii ay awal is bidayeen.

Si kasta ha ahaatee waxa la sugaaba waa talaabada ka dhalan doonta Hadalka Boobe oo u dhici doonta laba mid in go’aankii uu ku magacaaby labada nin ay xukuumaddu fuliso iyo inay noqdaan niman aad nidaamkaasi tixgalinayn oo yeelaya waxay doonaan.

Haddii ay u dhacdo inay diidaan xil wareejinta loo balansan yahay Dhuxul iyo Sayid Sabtida wax aka dhalan doonta in xaaladda Wasaaradda Warfaafinta oo laba sano sal dhigi la’I cirka ku sii sha reeranto oo ay labada masuul ee xilka lagala noqday waa Xuseen C/laahi Deeqsi iyo Cumar Maxa med faarax oo ah mishiinada wareejiya hawlaha Telefishanka iyo Wargeyska Dawan iyana ay Cal ool xumada ka dhalata arrintaas awgeed cawaasiif badan ku kicin doonaan iyagoo adeegsanaya inta badan shaqaalaha wasaaradda Warfaafinta oo ka soo horjeeda adeegayaasha Madaxtooy adda ee Horyaal oo noqday Buro la dhul dhigay suxufiyiintii Warbaahinta Dawladda.

Haddii’se ay wareejiyaan oo ay banaanka wasaaradda ka joogaan waxa dhici doonta Boobe inuu si heer sare ah u wareejiyo xilka isla markaana uu Dooxi doono waxay Bulshadu ka sugayso oo ah wixii uu ka bartay sadexdii bilood ee uu xilka hayay Xukuumadda Kulmiye oo aanu awal ka mid ah ayn basle saaxiibtinmo isaaaaga iyo Oday Siilaanyo muddo dheer ka dhaxaysay ka dhigtay Golahiisa Xukuumadda.
 

source:waaheen