BRISTOL IYO XAFLADA HABEENKA 16 MAY

 


Ogaysiis Ogaysiis Dhamaan Waxa La Ogaysiinayaa Dhamaan Dadwaynaha Reer So maliland Ee Dagan Bristol iyo Lawaxigeeda In Lagu qabanayo Xafladi 18 May 2014 Thistle Hotel Bristol City Centre Broad Street Bs1 2 El Wixi Faah fahina Kala Xidhiidh Nuura Cumar 07951133590 Ama Sucad Cade Gude 07795473397 Insha allah

 Waxaan Rajaynayna Inaad Habee naas Nagula Dabaldagi doontaan Dhamantiinba