caawi caruurta dhibaataysan bisha rabadaan

Baaq Samafal Fadliga Bisha Ramadaan.




Ku: Dhamaan Saxaafada Xorta ah.

Ku: Dhamaan Shacabka Reer Somaliland.

Ku: Dhamaan Ganacsatada Somaliand/Xawaaladaha/Isgaadhsiinta Iyo Tijaarta .

Ku: Dhamaan Qurba Joogga Reer Somaliland.


Sida aad la wada socotaan waxaa jira CARUUR aad iyo aad u fara badan oo daadsan darii qyada iyo qaar XARUMO Agoonta ku jiraba ,una baahan in ay helaan mid la mid ah nolosh a aad ku nooshihiin, caruurtaasi ma haystaan dhamaanba waxyaabaha aasaaska u ah nolol m aalmeedka caadiga ah.

Fadliga bisha barakeysan ee Ramadaan, ku sadaqayso caruurta yar-yar ee dhibaataysan wix ii aad u awoodid. Ku dadaal in aad caruurtaa ka farxisaan maalmaha ciidaha iyo maamlmaha kaleba.

Ogow ubadku waa waalidkii berito, madaxdii berito, aqoonyahankii berito iyo guud ahaan h ogaamiyeyaashii bulshada ee berito. Ogow Ubadkaasi waxay jecel yihiin in ay u nolaadaan sida ubadkaagu u nool yihiin.



Waa wax fiican "sadaqad la bax" waa eray aad u fiican oo qaali ah, haddaba wixii aad awoodo ku dir Dahabshiil Hargeysa- account No. HRGD14759. amase ku hagaaji ciddii aad adigu rabto ee gaadhsiin karta xarumaha caruurta.

Fadlan caawi ubadka dhibaataysan si adigana ILLAHAY kuu caawiyo.


Allaa Mahad Leh


Abdi M. Saleiman(Mingiste)

abdi_saleiman@hotmail.com