Waftigii uu hogaaminaayey Gudoomiyaha xisbiga Waddani, Cabdir axmaan Maxa med Cabdillahi (Cirro),oo lagu soo dhaw eeyey Xarunta  Baarlamaanka ee Gobolka Minnesota, dalka Maraykanka