TACSI GUDDOOMIYE

 

 

Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr.Cabdir axmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo ku hadlaaya magaciisa, afka Xildhibbaanada, hoggaana da, guddida fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo taageerayaasha Xisbiga W ADDANI na ba, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa guud ahaan shacabka Somaliland, gaar ahaan Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga WADDANI Ambassador Maxam ed Xaaji Cali Cabdi oo Hooyaddii Caasha Cabdi Cabdillaahi ay maanta(Sabti), 05/11/2016 ku geeriyootay magaalada Hargeysa.

Guddoomiye Cirro, waxa kale oo uu tacsi taas la mid ah uu u dirayaa eheladdii, qaraabad dii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuumku, isaga oo ku siffeeyey in ay ahayd adoon wanaa gsan oo Alle ka cabsi badan sida oo kale na u sama-fali jirtay dadka danyarta ah.

Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), waxa uu ugu dambeyntii uu Marxuumadda Alle u g a baryeyaa in uu godka u nuuriyo, naxariistiisii jannatul Fardowsa na uu ka waraabiyo sid a oo kale na uu samir iyo iimaan ka siiyo eheladdii, qaraabaddii, asxaabtii iyo weli ba gaar ahaan Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka WADDANI Ambassador Maxamed Xaaji Cali oo ay hooyaddii ahayd. Amiin Amiin.

INNA-LILLAAHI WA-INNA ILEYHI RAAJICUUN



Waaxda Warfaafinta WADDANI