Wasiirka Wasaaradda Arrimahada Gudaha Somaliland
Mu dane Cali Maxamed Waran Cadde Ayaa Galabta Xafiiskiisa Ku Qaabilay
Wafti Ka Socda Dalka China
Hargaysa(TNN):- Wasiirka Wasaaradda Arrimahada Gudaha Somaliland
Mudane Cali Maxam ed Waran Cadde Ayaa Galabta Xafiiskiisa Ku Qaabilay
Wafti Ka Socda Dalka China
Wasiir Waran-cadde iyo Xunbaha Waftida ayaa Ka Wadahadlay Sidii Loo
Sii Xoojin lahaa Xid hiidhka Xaasiibtinimo iyo Horimarka Labada Dal,
Iyadoo Labada dal ee China Iyo Somaliland uu ka dhaxeeyo xidhiidh
saaxiibtinimo oo guun ahi .
Wasiirka Arrmaha Gudaha Iyo Waftidan oo Muddo Hal Saaca Uu Qaatay
Shirkoodu Ayaa Isla Qaatay Sidii Loo Dardar Galn Lahaa Xidhidhka
Labada Dhinac.
Shirkan Ayaa wasiirka Arrimaha Gudaha Waxaa Ku Wehelinaayey Wasiirka
Warshadaha Som aliland Mudane Shucayb.
Jamaal Abdi Muhumed
Head of media and communication Office
|