Caryaa labeeyey? Murtidii Marwo Saado Cabdi Amarre -Waa habeenkeedii
iyo London.
Caryaa Labeeyey Maxamed Xaashi Dhamac
(Gaariye) Cashaduu lahaa: "Bagga
shilkaan dhigay bagga bagga dhoom Ridey?"
Haweenku way ogyihiin raggana waa in la xusuusiyo eh oo loo sheego
in ayn ahayd Saado Cab di Amare oo waa
tii lahayd: "Geenyadaan wax badan daajiyee duuda miranaysay.
Dalsankiyo w aataan u rarey keynta dooga leh. Dabarkiyo xakamahaan u
miyey koore daaltara. Hayeeshee waxbaa igu dirqiyey deelkan maasada.
Dusha gacan libaax baa murtida daayin ii dhigaye. Waxaan ahay mas
waabay dalboo doobta s oo dhigeye.
Caryaa labeeye Wareegii labaad ee dagaalada sokeeyaha markuu Gaariye
lahaa Ergo:
"ma dhulkaa i ashkateeyey
ma cirkaa iga ajooday
ma badaa igu ugaajay
-ma abdaanan lahayn
ma dab baan isku ogaa
anigu aan isku daaray
-Islaantii curadkeeda
kolkay Eydu cunaysay
ax doraad odhan weyday
-markii ay arki weyday
wax guda oy ku ilowdo
noloshii inankeeda
inay maanta u oydo
inteeday ku sugaysay
Waxay ahayd malaha waad ilawdeene waa Saado
Cabdi Amare oo tii lahayd: "Degelba degelkuu ku xigay daabcad
kacyey
Marada labadeeda dacal buu dab ii qabsaday
Hadaba Deeqay, dagaalkanu muxuu ahaa
Muxuu daankani daankaa ku diidanyahay?
Intaan dacar leefay waabay durduurtayeey
Dabaasha anoon aqoon daad I qaadyeey
Agoonkii daalanaa dib uga caymadayeey
Hooyadii weerku daashaday dib u oydayeey
Dadkii iyo Hargeysaba is diidnayeey
Berberadaan soo day idhi dib uga roorayeey
Hadabaa Deeqay, Degaalkanu muxuu ahaa?
Muxuu daankani daankaa ku diidanyahay?
Caryaa labeeyey Cabdi Sinimoo markuu heesaha bilaabay ee uu ku
luuqeeyey Balwoo balwoo waxaa i baleeyey baabuur?
Waxaa labeeyey Khadiijo Balwo oo balwadii la darandoori.
Caryaa labeeyey markay Shamis Abokor (Guduudo Carwo) u xayd
xaydadtey halgaNKII HIRGELINTA fanka?
Waxaa labeeyey Fadumo C/llahi (Maandeeq).
Caryaa labeeyey halyeygii Gobanimo doonka ee Inna Xirsi Cabbane?
Waxaa labeeyey Saado Cabdi Amran.
Haddaba Ma caddahay in hawl aan haween babargelin in ay kala
dhantaalan tahay.
DaWEYNAHA CARIGAN INGIRIISKA KU DHAQAN iN MARWO SAADO CABDI AMARRE
waxaa loo qabanqaabiyey
habeenka Cawska ee London. Waxaa Amran habeenkaa Jiib iyo Jaan la
garab taagan Hobaladii aad ugu jaclaydeen
oo yar iyo weynba leh.
Waxaa isku soo dubaridey Habeenka Murtida, Madadaalada iyo
Maaweelada Ururka Saafi. Madashay iyo saacaduna
waa sidan hoos ku qoran.
Faahfaahi dheeraad ah kala Xidhiidh Roda:
07940401288
iyo Khadar
07943060908.
WAA:
Habeenka
Sabtidda, 14 January, 2012
Bridge Park Complex,
Brentifield, Harrow Road,
NW10 ORG
7.00 pm till late
|