LA-TALIYAHA MADAXWEYNHA EE DHAQAALAHA OO HAN BALY ADA CIIDA U DIRAAYA SHACBIGA SOMALILAND IYO DUNIDA ISLAAMKA

 


 


Ciid Mubarak. Ciid wanaagsan oo wacan. Alle heyna siiyo barakada ciida, henaga yeelo kuwa cibaadada Ramadaanka aan ku eekeyn. Alle heyna garansiiyo inaynu adduunkana uga shaq aysano sidee aynaan dhimanayn, aakhirna sidaynu hadda dhimanayno. Alle heynoo adkeeyo nabadda iyo wadajirka. Alle waxaan ka baryayaa in barteena nabad iyo horumar inagu siiyo, dunida Islaamkana sidoo kale ayaan ugu ducaynayaa.

Ciid mubarak dhammaan reer Somaliland, yar iyo weyn, wiil iyo gabadh, xaakim iyo shac bi. Alle henagu sugo sanado badan iyo soo noqoshada Ciida inagoo nabad ah oo ku nool barxad kheyr iyo badhaadhe ceegaago. Amiin.

Ciida is cafiya oo is-booqda oo issa salaama. Wanaaga is fara, xumaantana iska reeba. I su dul qaata, tilmaanta wacan iyo toosinta soo dhoweeya. Xukuumadda iyo shacbigu w adajir how galaan hawlaha qaranka. Arrinteenu ha noqoto ciid iyo camal wadajira.
 

 


Axmed Xasan Carwo
La-taliyaha Madaxweynaha ee
Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga

SAMOTALIS@GMAIL.COM

https://www.facebook.com/aharwo?ref=hl

http://samotalis.blogspot.com