CIRO IRBADII SUUXDINTA EE 12 SANO UU KU MUDEY HAYALKII SHARCI
DAJINTA AYUU LA ORDAYA INUU SOMALILAND OO DHAN KU MUDO!!!YEELI MEYNO.....
Mudo 20 sano ah ilaa maantadda aan joogno qaranka Somaliland wuxuu
baahi u qaba shar ci iyo qaynuun kala haga.
Cabdi qaadir Jirde wuxuu ahaa 10 sano ku xigeenka qaybe inta badana
qaybe wuu xanuuns anayey oo C/qaadir Jirde ayaa is haystey,waxa ka
danbeeyey Gudoomiye Ciro oo haytey 15/10/2005 ilaa maanta.
Ciro wuxuu ka dhigey naafo wuu hogaamin kari waayey 80 qof,wuxuu
dajin kari waayey xe erarkii aasaasiga ahaa
Xitaaxeerarkii aan siyaasadba ku jirin ayuu sameyn kari waayey.sidee
loogu aamini kara inuu madax weyne ka noqdo shakhsi sidaa u
jilicsani oo inuu kursi iyo kharsh cuno maahe wax kale garaneyn.
Wuxuu garan waayey gudoomiye Ciro shaqadiisi ahayd inuu xeerarka
Somaliland sameeya an wadigaa arkaya xeerkii lagu soo doortey 15
October 2005 ee ku meel gaadhka ahaa in ilaa maanta la sameyn oo ah
dhamaadkii 2016.
<>Wuxuu arinkoodii ka dhamaan waayey AAN XILKA KORODHSANO IYO
MUSHAKARKA NOO KORORSANO IYO KURSI HOOSE KU FADHIISO IYO KA SARAAN
KULA JOOGAYA,
<>Waxay sameyan kari wayeen xeerarkii wadanka ee wali aasaaska u
ahaa nolasha ee ahaa:
-Xeerka dhamaan haykalka dowladnimo.
-Xeerkii doorashada wakiilada.
-Xeerka xuquuqda muwdanki.
-Xeerka wadaniga iyo ajaanibka.
-Xeerka Shaqaalaha.
-Xeerka cashuuraha.
-Xeerka Sakadda.
-Xeerka dhuka iyo degaanka.
-Xeerrkii maal gashiga caalamiga.
-Xeerkii xadaynta gobaladda iyo dagmooyinka Somalind.
-Xeerkii khayraadka dabeeciga.
-Xeerkii bananka.
-Xeererkii qabyadda Distoorka.
-Xeerkii lahaansaha gaar ahaneed iyo guud ahaneed.
-Xeerkii ganacsiga iyo xadaynta sixir baraka.
-Xeerkii manka wax barshadda Somaliland.
Xalkan kuma tirin karno waa malyuun xeer ayaan jirin.
Maanta Somaliland qabyadda ugu weyn ee haysata waa distoorkan cigaal
sameeyey ee buuga yer oo 28 Pages A4 ah xashiyood ah iney
balaadhiyaan oo 2000 xashiid ka dhigaan waa tahli kari wayeen.
<>Waxay noqdeen Muxaafid dowladda iyo mucaarad xusbiyo u
olaleeya,dhamaan waa laga tagey shaqadii ay u qaban lahayeen dalka
iyo dadka.
<>Waxa noqdeen dad lacag xada dhaafa qaata oo iska fadhiya kuraas
malinta musharkana iska qaata,maalinna is caaya ama gacanta iskula
taga waad la socota daljire.
Maanta irbadii 20 sano lagu mudayey haykalka sharci dajinta ayaa la
raba in hayakalka fulintana lagu mudo oo madax weyne loo noqdo
somaliland,Taasi waa ma dhacdo iyo habeen xaley tagey.
SOMALILAND ILAAHAY HOW GARGAARO.
AMIIN......AMIIN......AMIIN.......
MAHADSANID
ABDI ALI JAMA
LONDON
daljire99@gmail.com
|