Digniin: Cismaan Hindiyow wey dhamaatey xilgii guulwa deyntu waxa la galey xiligii waxqadka ee ka joog
 

 

CISMAN HINDI GUULWADE

 


Marka hore waxa salaamayaa warbaahin xorta ah ee Somaliland

Reer Kulmiyow bal dhageystay: Rag aamusey iyo Ri'yo aamuseyba Reerkoodii gabe,

Qaylo iyo sawaxaka kabaxaya jamhuurida smaliland ka baxayaa waa wax aad looga xumaado arintaa markaan arkey ayaa qalinka qaatey ,Aniga oo nin dalka aad iyo aad jecel ah, aadna u deneeya. hadba ama marxaled ayaa la soo marey, hadaan si guud waxa uga sheego waxa ka mid ahaa taliskii siyaad bare ,rajiimii Ina Riyaale iyo tan maanta lagu jiro ee mid bare hore in soo martey oo maan dib loogu noqdey waxaaney aheed wakhtigii Ina Riyaale taleda hayey ,markaa waxa doonayaa in aanan ka leexen ee is dultaago xaladan aan dib ugu noqoney waxa dib u soo ciliyey maanta

Guraangurkii aan dadka dalka ka xoreyney ee waxyeelada mooyee aan waxterka lahey ee ca yda iyo afxumanada dadka iyo dalka u dheeray haba waxa maanta warbaahin soo fadhiistay Cismaan Hindi oo ahayd inuu is qariyo maxaa yeelay waxaan xasuustaa markii doorasha Mada xweyna in tuu shirjaraa ‘id qabtey ku dhawaaqay in natiijada lagu kale badiyey xaaraan tahay  oo xisgiisa laga helin oo uu kadaba Hadley Mudane Daahir Riyaale oo uu beenayey oo ku dhawaaqay in tahay natiijo xor iyo xalaal ah laga helay si fiina u haneey.

Sidaa darteed wax loo hayo Ina Riyaale markaa adiga maanta maaha in cidi ku dhageeysato waa lagu ya qaan in tahay fidma wade diraa diraa ah sidaa darteed waxaan kuu sheegayaa in ay dhammaatey xiligii Guuwadeynto oo lagu badaley wax qabad iyo horror lataaban karo oo maanta muuqda ,Aniga oo aan jeclay in aan wax badan kaa sheego oo ah nin maanta kaa meeqaan sareeya , waxaan kaaga digaynaa inaad dadka shido Raga aan dhexdood waxba oo lin sida Wasiirka Mudane xirsi Xaaji xasa iyo Gudoomiyaha Mudane Muuse Biixi Cabdi oo si fiic an uga Hadley Raga isku magacaabey Golaha Talada iyo Toosinta Qaranka oo ah Rag muxtari im ah oo hadii ay wax tabayaan sheegi kara dal iyo dadka kaaga lexejjeclo badan oo shacabka Somaliland kaa jecelyihiin adiga Hindi ahaan waxa kale oo Cismaan Hidi u sheegayaa in wasiirk a madaxtooyadu aa maanta hiil kaa baahneeyn oo aanu hareero taaganahey waana wasiir garaadkiisu kasareeyo mana jecla guulwada ee waxa uu jaqaan shaqadiisa intaas baan caawa ku dhaafayaa Cismaa n Hindiga.

Waxa intaasi raacda oo aan ku darayaa shacabyo soo Somaliland digtoonaada cadawga dexd iina iyo kadibaba ninmaan fureyn yaanu kuu rarin baahore loo yidhi waxaan idiin rajeynayaa horo mar iyo guul somaliland
 


Axmed Aadan Mooge

ahmed-aadan1@hotmail.com