CODSI KA SOCDA: URURKA' ANTI-SAMATER MOVEMENT






KU : MAAMULKA SHARAFTA LEH

Waxaa mudan tahiinn qadarin iyo sharaf .Waxaanu codsanaynaa ,idinka oo gudanaaya waaji baadkeena suxufinimo, inaad daba-gashaan, soona bandhigtaan xaqiiqada dhabta ah ee ku kaliftay inuu "Prof Samater " Calanka Somaliland ee tawxeedku ku qoranyahay inuu dhinac isaga tuuro , oo meel kaga dhaco dadkii ku ixtiramaay, kuna soo dhaweeyay.


Ma waxay ka tahay diplomaasiyad ?

Ma waxay ka tahay Nacayb ?

Ma waxay ka tahay aqoon darro ?


Waxa loo baahanyahay in runta la baadigoobo oo saxaafadu raadiso. Aamusku waa ceeb





Guul iyo Gobanimo - Somaliland.

1. Hoodo Yusuf- “ Gudoomiyaha URURKA “ANTI Samater Movement”
2. Canab cabdi Bayr “ Xoghayaha Guud”
3. Saado Baynax “ Hogaanka Abaabulka’
4. Farxiya Kaariye “ Hogaanka Wacyigelinta”
5. Ruun Abokor “ Xidhiidhka laamaha”
6. Asha Fadal “ Media Relations “
7. Zahra Kooshin - Xubin
8. Ifraax xandule - Xubin
9. Qamar Mohamed Kaarshe- Xubin
10. Ruun Xandule- Xubin

 



http://www.youtube.com/watch?v=EWq0JYlb96g&feature=player_embedded