Codsi ku socda maamulka Shabakadda caanka
ah ee Timacade News

 



 

Marka hore waxaan halkan salaan wadaninimo uga dirayaa inta jecel jiritaanka iyo horumarka Somal iland meel ay joogaanbba.Taa waxaan ku  xigsiinaya, oo  aan aad iyo aad ugu hambalyeynayaa Tafa tiraha Guud ee Shabakadan Quruxda  badan ee Timacade News ,Eng. Mohamed Ali Muse iyo dhamma an shaqaalaha sharafta badan ee ka hawl kala shabakadan , oo ku guulaystay inay  noqoto mid  dhe x dhexaad ah ,  oo u  adeegta shacabka Somaliland.


Aniga iyo  asxaab fara badan  oo ku nool dalkan Ingiriiska, jecelnna  Shabakaddan Timacade News,  w axaan diyaar u nahay inaan  gacan ka geysanno,dhaqaalana la garab is taagnno, muwaadiniintan iy agu iskood isku xil saaray ee waqtigoodii uga faaiidaynaya dalkooda Hooyo iyo Dadkoodab, tabaruc ahanna ugu shaqeynaya habeen iyo maalin.


Waxaan ka codsnayaa maamulka Shabakadda Timacade News , inay noo furaan Account #, si aan an naguna gacan uga gaysanno horumarka shabakadda ,waayo Gacmo wada jir bay wax ku gooyaan, h addii aan wax la wada qabanna Somaliland meel gaadhi mayso,waana waajib dhammaanteen inna sa aran inaynu u mahad naqanno, abaal marinno, u garanno , qof walbba oo Somalilander ah wixii uu Da lkiisa iyo dadkiisa u qabto.


Waxaan taageersan ahay muwaadinka magaciisa la yidhgaa Abwaan,Sidiiq Sh. Farax Gabaar,oo isnna soo jeediyey in gacan laga geysto hawsha ay Shabakadaha Somaliland u hayaan dalkeenna. Waxaan ugu baaqayaa dhammaan reer Somaliland meel ay joogaanbba in Shabakadaha sharafta leh , dhaqa ale lagu taageero,mar  hadday iyaguna waqtigoodii qaaliga ahaa innoogu hagar baxeen.


Timacde News, waxaan leeyahay hawshaa baaxadda leh,  ee habeen iyo maalin aad umaddinna u hay saan,Ilaahay ha idinka abaal mariyo, shacabka  Somalilandna sharaf bay idiin hayaan, annaguna Bilad Dahaba ayaanu idiin haynaa.
 

 

 

 

Marwo, Ismahaan Nuur
London, UK