CUSMAAN HINDI MA NOOLAA /QABYAALADU XANUUN BADANAA?

 



 


Ramadaan kariim , ramadaan wanaagsan,dhamaantiin.

Ka dib waxaan salaamayaa saxaafada xorta ah waxanan ku salaamayaa salaamta islaamka ah ee 'asc'

CUSMAAN HINDI MA NOOLAA? waxaan doonayaa in aan wax yar ka idhaado nin aan moodayey in uu bari hore nolosha ka dhacey oo la yidhaado Cusmaan Hindi qaad wadae, ayaa waxaa boga ho re ee waraka shabakada muxaafudka ah ee la yidhaado SOMALILAND TODAY, ku qorey bargii xis biga la iga erayay waxaa iga eryay Muuse Biixi maantana isgaa Xirsi dadka ku diraaya, balse wa xa uu sheegay in aan Siilaanyo xisbiga ka eryin.

Cusmaan Hindi waa shaqsiyada aad u hooseysa oo Qabiilku madax marey dhawaan ayay aheyd markii aan maqaalka ka qorey ee aan idhi waxa uu Kulmiye noqdey markii ODAY ay isku heyb ho ose yahiin laga dhigey Wasiir.

Hadaba Cusmaan Hindi oo in badan doobta qabyaalada ridaayey ayaa wax uu maanta bilaabey in uu is yidhaado waxaad isku dirtaa siilaanyo, iyo muuse biixi , ujeedad gaaban ee malaha is leeyaheyna waxaa weeyey muuse biixi ayaa gudoomiyenimada laga qaadi oo waxa la siin wasiirka reerkiina.

Cusmaan Hindi waxaan odhanlahaa waa baabaco timo ka soo baxeen waxaba ha naageyn sida dumarka waxaba rag ha amaanin kula mid ah, mida kale een cusmaan qaad wade odhanlahaa waxa weeyey horaa qeyladaada caruurtu ula yaabtey ee armaad maantana qeylisaa?

Gabagabadii waxaan kagaga baxayaa Cusmaanow adigu hadad tahey qof Munaafuq ah oo beena ale ah dee diinta islaamku waxey ina fareysaa in runta la sheego balse kibirka Xirsi maahan wax nin xaniiyo leh ama dadnimo leh uu qaato , balse adigu malaha waxaad isleedahey amaanta Xirsi, Wasiirka cusub ee Arimaha Dibada taageero ugu raadi ,taasi waa waxaan la helayn ee waxaan ku odhanlahaa ciyaar aanad dheeli doonin ha tagin.

 


Qore: Tahir hussein (xumaandiid)
waayo_aragman@yahoo.com