Damalnews.com Waa Shabakad Cusub oo Ku soo Biirtay Shabakaddaha Wararka Somaliland.
 

 


Shabakada cusub ee www.Damalnews.com ayaa ku soo biirtay shabakadihii wararka ee Somaliland .
Waxaa Loogu Bushaaraynayaa Bulsho Way

nta Reer Somalialnd in ku Soo Biirtay Bahda Media-yaha Somaliland Shabkad Casri ah oo in Muddo ah-ba Hawadda Ku jirtay.

Haddaba, Shabakadani waxay u balan qaadaysaa dhamaan akhristayaasheeda in ay ilaalin doonto anshaxa saxaafada, Dhexdhexaadnimada iyo Waliba Wararka kalsoonidu ku  Dheeh antahay.


Kuma koobnaan doonto oo kaliya tabinta wararka siyaasadda ee waxa aad kala socon doontaa Warar ku Saabsan Arimaha Bulshada, Suugaanta, Diinta, Dhaqanka suuban ee Somalida iwm.

Haddaba, maamulka Damal News Network (DNN) wuxu dhamaantiin idin leeyahay ku soo dhawaada gacmo furan iyo qalbi furan. Taladiina iyo tusaalihiinana qiimeyn weyn ayaanu siin doonaa.

Wixii Warar, Talo iyo Tusaale aad Nagu soo kordhinaysaan Fadlan noogu soo dira Damalnews@gmail.com , Damalnews@yahoo.com
 

 


By: Mustafe Future