Dawladda Hoose ee Degmada Gabiley,oo yeelataay Website lagala socdo isbedelka iyo horumarka

 

 

Dawladda Hoose ee Magaalada Gabiley oo yeelatay Website,lagaana socon doono isbede lka,horumarka u qorsheysan, ee rabaan inay degaanka ka hir galiyaan.Hamoogaan ,hana ka maqnaan inaad soo booqato,maalin walbba.

 

Cinwaanka Websitku waa: www.gabileylocalgov.com