Dhamaan Jaalliyadaha reer Somaliland Holland, Biljim iyo Jarmalka

Waxaa la ogeysiinayaa inay ka soo qeybgalaan kulan

Is xogwareysi ah oo uu marti inoogu yahay Aqoonyahay

PROF; A.I.Samatar laguna qaban doono wadanka Nederland.

Maalinta Sabtida Taariikhduna tahay 02-08-2014 Insha Allah

SAACADUNA AY TAHAY 16;00 ILAA 21;00 FIIDNIMO


ADRESKUNA WAA; PUTSEPLEIN 28
3073HT ROTTERDAM HOLLAND


WIXII FAAHFAAHINA KALA SOO XIRIIRA TELKA HOOSKU QORAN


MR, Maxamed yuusuf buux telka; 0684297521

MR, Abdirashid barkad (Macaane) telka; 0634913266