TACSI KU KU SOCOTA QOYSKII ABDI AW DAAHIR
INAA LI LAAHU WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.


 


Dhamaan Jaliyada Somaliland, DJabuuti, Dawlada degaanka Soomalida Etoobiya, iyo Somaliya ee ku dhaqan Magaaladan Sheffield waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii ,qaraabadii , ehelkii Shacabka Jamhuuriyada Somaliland , iyo dhamaan golaya asha qaranka ee Jamhuuriyada Somaliland. Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid saa ka Wasiirkii hore ee shaqada iyo Arimaha Bulshada ee Jamhuuriyada Somaliland Mar xuun ABDI AW DAHIR CALI. Waxaanu ilaahay uga baryayanaa inu jantul ACLAA ka waraabiyo su'aasha qabrigan u fududeeyo Amiin. Dhamaanteen samir iyo iimaan ina ga siiyo Amiin Amiin





INAA LI LAAHU WA INA ILAYHI RAAJICUUN. KULI NAFI DAA'IQATUL MOWT.


Mataan Maxamuud Cumar

Sheffield. UK