Dhamaan Qoyska Reer MAAX HASSAN SEED waxay ta hniyad u dirayaanMOHAMED ABDI JAMA DHINBIL IYO FARAH ADEN SAID oo arooskoodu ka
dhacay xalay Burao

 


waxaanu leenahay hambalyo, kuwii isku raga ubad khayr qaban alle ha idin siiyo Amin

Ahmed Maax Hassan iyo caruurtiisa
Ruun Maax Hassan iyo caruurteeda
Fardus maax Hassan iyo Caruurteeda
Fadxiya Maax Hassan iyo caruurteeda
Hamda maax Hassan iyo caruurteeda
Fozia Ismail Meygag

 



Hambalyo

Ahmed Maax hassan