DHAMBAAL.Qormadii 5 aad

 


Qormada maanta Waxaynu ku eegaynaa Jahawareerka Iyo walaac ku dhacay Xisbiga k ulmiye oo ku dul wareegay Degaanka Goda yare oo ay sheegeen in ay dhowr qof ku so o biireen. Waxay u muuqanayasaa arintani jawaab ay Ka bixinayaan mowjadii siyaasiy iinta ee la ba hoobay Bahweynta Xisbiga Waddani taas oo dadka qaarkii ay ku tilmaam een Maalintii iida ee Buurta Caraf la taagnaa oo kale markay Ka yaabeen faraha dadka Ka soo qayb galaya Xafladii loo sameeyay siyaasiyiinta iyo Haldoor Ka Xisbiga Waddani ku soo biiray .

Waxaa kale oo Xisbiga kulmiye laf dhuun gashay ku noqday xilka Hogaamiyaha Xisbiga Waddani uu u magacaabay siyaasi Xirsi Xaaji Cali .Hase yeeshee markii Madaxweyne Si ilaanyo uu u magacaabay Chief of cabinet la yaab kumay ahayn reer kulmiye ee way u riyaaqeen. Xirsi yaan lagu mashquulin ee talada dalka ee guracan sidaad u toosin lahay deen ka tashada waqtiga yar ee idiin hadhay.Waxaa dhawaan qabsoomaya shirweynih ii Xisbiga Waddani halkaas oo lagu dooran doono golaha dhexe ee Xisbiga , musharax M adaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka .Waxaan u rajaynayaa guul iyo horumar sh acabka jamhuuriyada Somaliland ay ku diirsadaan in ay dhawaan maqli doonaan inshaa Alaah.LA SOCO QORMADA KALE

 

 

Mataan M omar Xoghayaha warbaahinta ee Waddani UK . Sheffield.