DHAMBAAL TACSI AH OO OO UU DIRAAYO MUSTASHAAR AXM ED CARWO, GEERIDA MARXUUMAD CAASHA SH YUUSUF SH MADAR

 


L-taliayaha Madaxweynaha JSL Mustashar Axmed Carwo Isagoo ku hadlaaya magaciisa i yo ka xaaskiisa Amal Cumar Carte iyo ka reer Cabdi Carwo waxa uu tacsi u dirayaa Qoys kii, Qaraabadii, Eheladii, Asxaabtii ay ka baxday Marxuumad Caasha Sh Yuusuf Sh. Madar oo maanta 24/02/2016 ku geeriyootay Hargeysa.

Marxuumaddu waxay ahayd muwaadiniyad qayb lexaad leh oo taageero maadi ah iyo fikirba ka qaadatay halgankii SNM. Ruux xili walba u taagnayd gudashada waajibka qaran oo aad u dal iyo dad jecel.

La-taliyaha Madaxweynuhu waxa uu marxuumadda ALLE uga baryayaa inuu naxariistiisa janatu fardawsa ka waraabiyo. Qoyskii, Qaraabadii, Eheladii, Asxaabtii iyo guud ahaan go balka Maroodi jeex ee ay ka soo jeeday, iyo gaar ahaan reer Sh Madar, inuu Alle waafajiy o samir iyo duco.
 


Ahmed Hassan Arwo
0044 7535447230
Sent from my iPhone

http://samotalis.blogspot.com/

http://samotalis.blogspot.com/