DHAMBAAL TACSI AH OO OO UU DIRAAYO MUSTASHAAR AXMED CARWO, GEERIDA MARXUUM Mujaahid Axmed Maxamed Xasan (Awoowo)

 


L-taliayaha Madaxweynaha JSL Mustashar Axmed Carwo waxa uu tacsi u dirayaa Qo yskii, Qaraabadii, Eheladii, Asxaabtii uu ka baxay MARXUUM Mujaahid Axmed Maxam ed Xasan (Awoowo), kuna magac dheeraa Axmed-japan oo ku geeriyooday magaala da Hargeysa xalay, laguna aasay qubuuraha Boqol-jire maanta (28/01/2016).

Mujaahid Axmed Maxamed Xasan (Axmed-japan) waxa uu ka mid ahaa saraakiishii w aawaynaa ee ciidammadii ururkii SNM, kaalinta xoogga ah ka soo qaatay qaybtii saha nka aagga Galbeed ee halgamayaashii SNM, isla markaana kadib xorrayntii Somalila nd ka qaybqaatay dib-u-dejintii iyo nabadayntii dalka.


Mudane La-taliye Axmed Carwo waxa uu Alle uga baryayaa inuu jannadiisa Fardows a ka waraabiyo, qoyska, qaraabada, asxaabta, iyo guud ahaan shacab weynaha Somalilandna uu waafajiyo samir iyo duco.

http://samotalis.blogspot.com/