DHAMBAAL TACSI AH OO UU DIRAYO MUSTASHAR AXMED C ARWO, GEERIDA MARXUUM ANIIS SAALAX XAAJI XASAN

 




Waxaan tacsida la wadaagayaa anigoo ka wakiil ah dhammaan reer Cabdi Carwo, xaa skeyga Amaal Cumar Carte, ehel, asxaab, qaraabo, xigto iyo xigaalka marxuumaka, ga ar ahaan Xaaskiisa Iyo tafiirtiisa meel kasta ooy degan yihiin.Sidoo kale ayaan tacsida la wadaagayaa qaranka Soomaliland ee uu muddo dheer u shaqeeyey shacbi iyo xukuu madba, gaar ahaan GOBALKA SANAAG, ee uu muddo dheer ka ahaa isuduwaha Waxba rashada.
Marxuum Aniis waxuu ahaa nin muwaadin ah oo hawlaha qaran muddo dheer ku jiray isla markaasna ahaa xisbiyahan ka hawl galay xisbiga Kulmiye xiligii doorashooyinka Ma daxtooyada 2010, oo aanu meelo badan ku kulnay.


Allow qabriga u nuur, u waasici, ugana dhig beer ka mid ah beeraha janatul fardawsta sare. Annagana dhammaan na waafaji samir iyo duco.







Mustashar Axmed Xasan Carwo
La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga