Dhoolatuskii
Dr. Cabdi Aw Daahir Iyo Gabbash adii Wasiirka
Daakhliga Cabdilaahi Ciro iyo
Wacdarahii Qurbe Jooga Midland
Waxa magaalada Birmingham
sabtidii 24 bisha soo gaadhay wasiirka ari maha gudaha
Jamuuriyda Somaliland C/laahi Ismaaciil Cali Ciro kalana kulm
ay waji gabax baahsan isagoo ka baaqsaday inuu la kulmo jaaliyada
Somal iland ee gobolka galbeedka midland hasa yeeshee kaliftay in
lagu qariyo q ayb ka mid ah magalada Birmingham waxa la kulmay
seedigii iyo nin ay isku kalaas ahayeen oo degan magalada Birmingham
iyo sadax qof oo ah taag eerayaasha doonnida dagaysa ee UDUB .
Hadaba waxaan iswaydiiyey waar wasiirku muxuu ka baqay ee kalifay in
uu la kulmo jaaliyada uu u yahay wasiirka ?ta waxa ka jawaabay madal
ily artu isqabatay oo ka mid ah goobaha ay dadka reer somaliland ku
qaxwe eyaan oday reer Somaliland ah oo ka mid ah qurbe jooga ayaa
isagoo kaft amaya yidhi adeer laba isu raacay Cabdilaahi Ciro
aanadii faqashta iyo wiil ashii mudaharaadka lagu layey
maalintii dhawayd
Ninkale ayaa ku darsaday oo yidhi markaa sheekadu maxay tahay
layligu biyaha kashiisa ku jiro ayuu kadidaa miyaanu ogayn intii
faqashta laga heshiiyey.
Guul darada wasiirka daakhiligu kuma un eka magalada Birmingham ee
w axa uu taas oo kale kala kulmay oo ka cararay magalada Shaffeild
ee galb eedka ingiriiska hadaba waxa dadwaynihii reer
Somaliland ee Magalada Birmingham iswaydiiyeen sababta loo soo diray
wasiirka iyo waxa ay u im an wayeen raga isaga soo diray ee u
ka-midka ka yahay madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland waxana soo
baxaya ila sheegaya in madax wayn uhu uu hada ka baqayo inuu u
baxo dibada oo sarafadii dibada uu joojiyey taana ku badashay in uu
soo diro wasiirada iyo xoghaya udub taasina waxa ay ka danbaysay
kadib markii haayada u dooda xaquuqa aadamaha ee Human Rights Watch
dacwad u gudbisay wadamada reer Yurub iyo go laha loo dhan
yahay ee UN wali ma cadda sababta dhabta ah ee keenaysa soo dirida
xubnaha udub ee loo soo dirayo.
Halka ila kalana sheegayaan guul darada uu la kulmayo Madaxweyne
Rey aale oo tan ka dhigaysa in nimanka loo soo diray in ay la soo
hadlaan reer ahooda dibada ka jooga madama ay dadka dibada
joogaa ku leeyihiin ka alin mahiima bulshada Somaliland ee
gudaha ku nool kana dhigaysa olale reeraysan .tan ayaa ku soo
beegmaysa Guuldarada Doonnida uu wadaha ka yahay MR Riyaale
cadaynaysana in mucaaradku kaga adkaadeen xis biga talada haye
ee UDUB siyaasada dibada iyo bulsho waynta reer Soma li and ee
ku dhaqan wadamada reer galbeedka taana waxa ka markhaati
kacaysa wacdarihii uu dhigay DR Abdi AW daahir kadhigay magalada
Birmingham maalintii ku xiftay ee 25 /10/2009
Dr. Cabdi Aw Daahir wuxuu wakhtiyadii ugu danbeeyey wuxuu booqasho
ku joogay boqortooyada ingiriiska waxaana maalinimadii axadii ee
todoba adkani ee bishu ku beegnayd 25/10/2009 uu khudbad aad u dheer
u jeed iyey boqolaal qof oo ka tirsan jaaliyadda Somaliland
magaalada Birmingh am, Dr. Cabdi Cabdi Aw Daahir wuxuu
jaaliyadda gobolka Midland xoog wa ran buuxda ka siiyey
xaaladda guud ee Somaliland khaas ahaan ta siyaasi ga iyo
mujtamaciga ah taasi waxa ay ku tusasaa in laba nin oo u
wadhash ay Somaliland mid na yahay geesi dadkiisu jecel yihiin midna
ka dhigaysa nin Dadkiisa iyo Dalkisaba ka galay danbi sababay ka
cararka bulshadiisa hadaba waxa aan leeyahay doonida dagaysa ee uu
wada ka yahay Riyaa le dalkan iyo dadkisa ilahayow yeyna
nagala dagin tusayna shacabku in ay yihiin maanta seefta kala goysa
xumaanta iyo wanaaga shacabkana waxa uu ku dardaarmay isku diibni
iyo wada jir unity meel kasta oo ay joogaan isana ilaaliyaan waxa ay
la wareegayaan guul wadayaasha ina Riyaale
guul
iyo gobanimo
Somaliland
By Suleiman Saeed Kabadhe(Danjiree)
Coventry City Uk
Danjiree@gmail.com
|