Digniin : Mashruuca Fawaaxish ka ah ee kulmiye Daawasho ma leh

 




 Soomaalaay Is Daawada.
 Dumarkiinii Fara Baxe.
 Iska Diire Maradii.
 Cawradoodu Waa dibad



Dhawrka Tuduc ee sare waxa ay ka mid ahaayeen maanso uu tiriyay Abwaan Cabdi  Iid aan Faarax - Ilaahay ha u naxariisto. Ku sinaan waqti hada laga joogo ku  dhawaad 35 sannadood qiyaastii waxay ahayd 1983 kii. Waxaan maanta u soo qaatay xaalada ka ta agan dalkeena hooyo Somaliland oo dib ugu noqotay  marxaldaas uu abwaanku ka gaby aye oo Weliba ay u dheeryahay dhalinyaro Ragga  Iyo dumar ah oo soo bandhigay wax aynaan dhaqan Muslim u lahayn oo ah dhaqan  gaalo. Waxaa Arintan mid la mid ah keen ay dalka xukuumadii Ragiimkii Afweyne
 
Taliyihii cidamada 26 ee la odhan jiray Moorgan ayaa ku amray magaalooyinka  Hargays a Iyo Burco in ay Habaloodu sameeyaan Bandhiga Quruxda dumarka  halkaas oo la soo xilay hablihii ugu quruxda Iyo qiimaha dumar ugu dheg roonaa.Waxa yaabaha dhaqan xu mada ahi Waa wixii dumayay xukumadaas Afweyne Iyo  xukun kasta oo Arintaas ku dha qmaba.

Hadaba maanta xukuumadda Kulmiye oo dhabihii burburka ,dhaqan xumada Iyo  dhama an astaamaha lagu yaqaano Xukuumada gabal keedu dhacay ayaa ka muuqata dawla dan jirta. Waxaase is weydiin leh sababta ay uga gel gilan waayeen waalidinta Ubadkoo dii  inta la qaawiyo Weliba warbaahinta loo bandhigayo ee daafaha dunida laga  daawan ayo,waxay culimada diintu uga dhiidhiyi waayeen marka laga reebo  Sheekh Maxamed c umar Diri oo isagu si adag uga hor tegay kan hadalay  faaxishadaas ay Xukuumada kul miye dhalinyaradii ku majaro habaabisay.

Waxaynu ka war qabnaa in dalkeen ay yimaadeen sannad kii hore laba qof  gabadh Iyo Nin cadaan ah oo u ololeeyay Reer qoomu luuda (Subaxaan Allaah)  oo ay xukuumadun soo dhaweysay iyagoo la kulmay madaxda dalka ugu saraysa ( Madaxtooyada Somalila nd). Malaha Arimahaasi waxay qayb ka yihiin Horumarka Iyo maalgashiga ay  Xukuu ma du shacabka ku seexiso, iyo khayaaliga beenta ku salaysan ee Xuquuqul
Qalinka lagu sheego .

Ugu dambayntii, Waxaan shacabka jamhuuriyada Somaliland, Culimada,Oday  Dhaqanee dka,waayeelka, Indheer garadka ,Hal Abuurka Iyo inta samaha jecel  in ay xumaanta dalka ay Xukuumada kulmiye ku soo kordhisay laga dagaalamo Af
 Iyo Adinba. Daawashadu xal ma aha.

 Duul ilaahay Caasiyay.
 Dubihii ku Dhici Jiray.
 Wuu idin dul yaalaa .


 Abwaan Cabdi Idaan
 

 


 Mataan M Omar

 Sheffield, UK.