Digtaatoorkii Mengiste Xaylo Maryam waxa lagu xusuusta burburintii Somaliya, Madaxweyne Siilaanayna waxaynu ku xusuusan doona burburinta Dimuqradeyda JSLand‏

 


Anigoo ku hadalaya magaceyga iyo kan taageerayaasha xisbiga ucid edalalka Iskandavika waxanu halkan si mug leh uga cambaareyneyna cid wal o ku lug leh islamarkanka qeyb qaadatey fara gali nta iyo dhabar taabshada lagu hayo taageerayaasha xisbiga UCID iyo mushaxariintooda iyo waliba ururada qaarkood oo la takooreyo laguna isticmaalayo awoodii dawladan maanta talada dalka gac anta ku heysa o an waxba ula hadhin ururada qaar iyo xisbiga UCID hore na uga takhalusay xisbigii qaran e UDUB..

Waxaynu la socona maalmahan ba in ay jireen musharaxiin xisbiga UCID o dhabar taabasho iyo ba lanqaadayo loo sameynaya si ay musharaxanimada xisbiga uga tanaasuli laheyn taaso ceeb ku ah dimuqradeydii curdinka aheyd iyo horumarkii aynu dooneyney in aynu bulshada caalamka ka iibino, wa nasiib daro runtii inagu so kordhey o cawaaqib xumo ino horseedi doonta mustaqbal.

Madaxweynihii hore e dalkaasi Itoobiya Mengiste Xaylo maryam aya maalmihi Itoobiya laga kurs iga laga tuurey laga wareystey Tviga dalkiisi Zaambiya oo uu qaxooti ahaan ujoogo, waxa runtii ka mid aha su’aalihi la weydiiyneyay o an xusuusta – madaxweyne maxay shacabkii Itoobiya ad u qabatey o ey maanta kugu xusuusan doona maadaama ad dalkii kaso baxday, wuxu ku jawaabay Mengiste waxa la igu xusuusan doona o qof wal o caqligiisu fayoow yahay ba ogyahay sida an dawladii Somaliyeed ed ogeydeen xoogeedi iyo quwadeedi iyo karaamadii ay ku laheyd qaaradan afrika sidaan u burbuuriyay ee an dhulka ula simey iyadoon askari Itoobiyaan ihi inagaga dhiman taasaa shacabka Itoobiya igu xasuusan doona o diwaanka i galin doona ayu Mengiste kujawaabay..

Waxan runtii uga socda maanta madaxweyne Siilaanayo wax kaliya ee lagu xusuusan doona sida uu Siilaanayo u burburiyay axsaabtii mucaaridka aheyd iyo shuruucdii wadanka u yaaley e lama taabtanka aheyd, waxa lagu xusuusan doona sidii u dhulka u jiiday dimquradeydii curdinka aheyd e aynu 19 ka sanado ku barbaarineynay shacabkeena JSL, waad ogeydeen mudadii u xilka hayay faragalintii iyo burbur kii loo geystey labadii xisbi qaran e mucaaridka aha, iyo awooda lagu isticma aley in la kala furfuro o ila maanta socota o la wada og yahay, waana macruuf cid ka danbeysa dh abar taabashada musharaxiinta xisbiga UCID, waad ogeydeen sidii xisbigii UDUB saaxada siyaasada looga saarey iyo cida loo adeegsaday, wa barnaamjiyada lagu xusuusan doono maamulkan Siilaan ayo…Waxa lagu xusuusan doona niyad jabinta ciidankeena qaranka lo geystey ee maalin ba baraa ga shacab leeyahay loo dirayo in ey difaacan iyo beelo walaalo ah wu kala hiilintood… waxa lagu xusuusan doona cadaalad darada iyo qeybinta beelaha somaliland iyo gobolada somaliland.


Waxan kuso ururineya qoraalkeyga gaaban nabada waxa ka horeysa o mudan in sharciga lo hoga ansamo markasa nabad iyo horumar ba la higsan doona..Waxan musharaxiinta xisbiga qaran e UC ID IYO URURADA KALE E LA TAKOOREYABA leeyahay wa in aynu nabadgalyada ilaashan iyo shuruu cdii aynu saxeexney si doorasho xor o xaala ihi inoogu qabsoonto, cidii sharciga u hogaansami wey d aan iyaga cirka ku og cida ey nabad ka doonaya mustaqbalka… iyo halka u nabada u marayo…



Guul baan u rajeynaya dhamaan shacabka JSLAND INTA NABADA IYO HORUMARKA JECEL
 

 

 



Omar Darood Hassan

Gudoomiyaha Xisbiga UCID EE NORDIC
NORWAY