Marwo Faadumo Siciid Ibrahim oo tacsi tiiranyo leh u dirtay Marxuum Maxamed-rashiid

 

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan shacab waynaha Jamhuuriyada Somaliland, S axaafada Madaxbanaan iyo gaar ahaan ehelkii, Qaraabadii iyo asaxaabtii uu ka baxay marxu um Muj Maxamed Rashiid Muxumed Faarax, oo habeen hore ku geeriyooday Dalka Kenya shil gaadhi oo u ku galay duleedka Berbera, isaagga iyo laba weriye oo kale .

Waxaan Ilahay Subxanahuye uga baryayaa inuu Samir iyo Imaan inaga siiyo dhamaanteen Geerida naxdinta leh. Marxuumkana Waxaan ilahay Uga baryaya Inuu Janadii Udgoonayd ugu Deeqo ishallah aaamiin yaarabi

 


Allaah Mahad leh
Faadumo Siciid Ibraahin.