Fadlan Codkaaga Ugu Hiili Una Hibee Suxufiga Dhallinyarta Ah ee katirsan Shaqaalaha Hadhwanaagnews Jamaal Halkaraan Oo U Sharaxan Doorashada Baarlamanka Degmada Flen Ee Dalka Sweden.

 

 

Flen Sweden (TNN) - Suxufiga caanka ah ee katirsan Shaqaalaha Hadhwanaagnews ee ku sifoobay hawl  kar ni mada, iyo daacadnimadda ee lagu magacaabo Jamaal Halkaraan, ayaa ka mida musharaxiinta ku loolamaya doorashada Baarlamanka deegaanka ee degmada Flen dalkaSweden oo dhawaan la qabanayo.

Musharaxan Soomaaliyeed ee Jamaal Halkaraan ee isu taagay doorashadan ayaa si weyn uga jeelan una  su gaya in ay dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Swedan ay ku garab istaagaan kuna taageeraan  cod kooda si ay ugu suura gasho in uu si balaadhan wax ka qabto horumarinta danaha dadka Soomaaliyeed ee dalkaa ku nool.

Sidaa daraadeed, waxa la gudboon dadka Soomaalieed ee dalkaa ku nool in ay u hiiliyaan uguna deeqaan  co dadkooda si marka uu guulaysto uu beri ka maalin uga shaqeeyo danaha dadka Soomaaliyeed ee ku nool  Sw eden dhinac walba.

Hadaba Jamaal Halkaraan waxa ka xigta in uu ku guulaysto doorashadan dadka Soomaaliyeed oo  codkoo da ku garab gala oo siiya. ololaha uu ku jiro bulshada inteeda kale ee ku kalsoon hadey codad badan ku siiyaan waa hubaal inuu hamiga ku hayo siduu bulshada u horumarin lahaa waxeyna noqon guul inoo soo hoyata  dh amaan Somalida sumcad fiicana aan ku muteysano.

Dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Swedan waxa mar kale si sharaf, xushmad, qadarin, maamuus,  tixg alin, iyo Muslinimo ku dheehan tahay looga codsanayaa in ay muujiyaan taageerada ay u hayaan  Mushar axoodan oo ay codkooda siiyaan si uu anfaco.

Ballanteenu waa in aynu codadkeena u hibayno Musharaxan

 



Jameeco Media Group