Fariin KU WAA JAHHANWasiirk Warfaafinta Somaliland Mr Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

 

 

Digniin ku waajahan websayka Booramanews! Ee ku caanbaxey cayda masuuliyiinta Qaran ka iyo Beelaha Somaliland

Waxaan maanta Qalika u qaatay markaan arkey ama maqlay xumaanta ay wadaan Raga k u caan baxay af lagaada siraakiisha ama birimagaydayda somaliand marka hore waxaan f ariin u dirayaa Wasiirka warfaafin Somaliland oo aytahay in uu wax ka qabto Niiclayaashan ka orinaya Booramanews waxa uu ku caan baxay afxumo nacaybka Somaliland markaas wa xaan cod dheer ku leeyahay in sida ugu degdegabadan waxa oo leeyahay shacabka Somali land haka digtoonaadaan xumaan wada yaasha waxaad maqleysaa hadaad Booramanews oo kale wax Somaliland la yidhaah majirto dadkaas oo ku nool Somaliland dhexdeeda waxay ilatahay waxa xilku saran yahay ciidama Booliska in ay gacan bira ku qabtaan waxa jira Or gi Qaylo badan oo aan habeenkii Reerku ka seexan Karin markaas waxa Qoorta loo galiyaa Jawaan Qoyan si loo seexdo.
 


Ahmed Mooge
ahmed-aadan1@hotmail.com