MARXUUM : MUJAAHID, DR , PROFESSOR
 

SICIID MEYGAAG SAMATAR

 

Anigoo ku hadlaya magacayga,Maxamed Cali Muse,magaca dhammaan hawl wadeenada bahda WWW.LONGLIVESOMALILAND.COM

waxaan tacsi u diraynaa:

1-Xaaskiisii   Amran Muse iyo sadexdooda wiil, Kenadid , Yusuf  iyo Warsame
2-Mujaahid , Professor Ibrahim Meygaag Samatar
3-Dhammaan reer meygaag samatar
4-Eheladii , Qaraabadii ,Aasxaabtii
5-Mujaahidiinta SNM iyo dhammaan ummadda somalilandba

 

geerida naxdinta iyo tiiraanyada leh ee ku timid walaalkeen,
MUJAAHID , PROFESSOR , DR SICIID MEYGAAG SAMATAR oo maalintii  Arbacadii, May 7, 2008 , ku geeriyooday
magaalada San Jose, California , ee carriga Maraykanka.




Waxaan Ilaahay uga baryaynaa danbi dhaaf iyo In Ilaahay  marxuumka  Janno fardawsa ka waraabiyo , dhammaanteenna
Ilaahay samir iyo Iimaan Innnaga siiyo.
 

 




Aamiin                             Aamiin                         Aamiin