Golaha Deegaanka Degmadda Gar-adag oo doortay Maayar Iyo Maayar ku xigeen


 


Fadhigan oo Goobjoog ka ahaa Badhasaabka Gobolka Sanaag Aadan Diiriye Cigaal (Ge el jire), waxaana


Gar-adag (TNN) - Golaha Degaanka ee Degmada Gar adag ayaa maanta maayar iyo m aayar kuxigeen iska dhex doortay.

Fadhigan oo Goobjoog ka ahaa Badhasaabka Gobolka Sanaag Aadan Diiriye Cigaal (G eeljire), waxaana maayar ka magaaladaasi loo doortay Faarax Aadan Ciise oo ka soo baxay Urur siyaasadeedkii RAYS ee ku hadhay Doorshooyinkii Golaha Degaanka ee dh awaan Ka qabsoontay dalka, halka Maayar Ku Xigeena loo doortay Yuusuf Cabdi Axm ed .

Fadhigan oo ay fadhiyeen alaba iyo Toban Xubnood oo ayaa waxa maayar Faarax Aa adan Ciise si toos aha ugu Codeeyay Lix Xubnood.halka shanta kalena ay wateen C/r axmaan Axmed Xayir oo ka soo baxay Xisbiga Kulmiye isla markaana ay dawladu daba da riixaysay halkaasna lagaga Guulaystay Xildhibaankii ay dawladu wadatay iyad oo waliba ay maalmahan ugu danbaysay ay dadaalbadn ka gashay sidii ay meesha u gu fadhiisin lahayd maayar ka ay xukuumadu raali ka tahay,taasina ay ku dan baysay fashilaad.


 



Timacade News Desk
Gar-adag,Somaliland