Golaha Wadatshiga iyo Toosinta Qaranka

 

 

Hadii aanu nahey Golaha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka Waxaanu si diirana u soo dhaweyneynaa Heshiiska labada xisbi mucaarad Shaley ku Gaadheen magaalada Harge ysa gaar ahaan Hotel Ambassador

Waxaa kale oo aanu soo Dhaweyneynaa Baaqii iyo Talooyinkii ay jeediyeen ee aheyd in sida ugu dhakhsaha badan laysugu yimaado TALO LOO DHAN YAHEY

Waxaanaanu qabnaa iney tahey Wadada aynu ku xalin karno dhibaatooyinka ina hor ya ala,Somalilandna ay ku Caana maalikarto

Ugu Danbeyntii Waxaanu labada Xisbi Mucaarad ku dhiiri galineynaa iney la yimaadaan Qorshe Cad oo Siyaasadeed oo Wadankan waxa inaga khaldan aynu ku sixi karno,si aynu cagta u saarno dariiqa toosan oo ummadan Gaadhsiiya Ictiraaf,Horumar iyo Badh aadhe

 



Gudoomiyaha Golaha Wadatshiga iyo Toosinta Qarankan

Muj: Xasan Guure Jaamac