Golaha wakiilada oo ka codsaday wasiirka khaarajiga inuu horyimaado golaha

 

Golaha wakiilada Somaliland ayaa ka dalbay wasiirka wasaaradda  khaa rijiga Somaliland inuu ka soo xaadiro kulan ay goluhu warbixin kaga  dha gaysan doonaan Goaanka ay Somaliland ka qaadatay Qaadacaada  shi rkii Dawladda Maraykanku ku marti qaaday.

Sida lagu sheegay Qoraal ka soo baxay Xafiiska Guddi hoosaadka  arrim aha Dibada ee Goluhu oo uu ku saxeexan yahay Xog hayaha golahaasi Xil. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Aw Xoog) waxa Goluhu Wasiirka faray in sida uu dhigay Waajibaadka Dastuurku siiyay golaha sharci  de jinta ka soo xaadiro kulan ay maalinta barri ah kaga hadli doonaa   siya asadda arrimaha dibada ee Qaranka, taasi oo wasiirka arrimaha dibadu Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaalena ay suaalo ka waydin doona a tallaa bada ay Xukuumada Somaliland ka qaadatay shirka ay  Xukuu mada Maraykanku ku qabatay Kooxaha ku hirdamaya wadanka  Somalia, kaa s oo Somalilandna loogu casuumay sifo ka hor imanaysa  rabitaa nka sha cbiga Somaliland iyo mawqifkeeda Madaxbanaanida.

Sidoo kale wasiir Ducaalle ayaa guddidu wax ka waydiin doontaa heerka ay taagan tahay Siyaasadda Arrimaha dibada Qaranka Somaliland oo ay WAsaaradiisu u qaabilsan tahay

 



Qarannews