Golaha Wasiirrada Cusub ee Xukuumada Federal ee Somaliya ,oo lagu Dhowaaqay

 


 

Muqdisho (TNN):-Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Xukuumada Federalka ee Somaliya, Cabdweli Sheekh Axmed ,ayaa ku dhowaaqay Golihiisa cusub ee wasiirrada ,oo ka  kooban 25 Wasii r,25 Wasiir ku-xigeen iyo 5 Wasiiru-dawlo:

 

 

 


Timacade News Desk
Muqdisho,Somaliya