Guddidii  ka tallo bixinta Ururada Siyaasada oo caawa ku dhaawaaqay go'aankoodii in xisbiyada la furo

 


Hargeysa (TNN)-Gudidii ka soo  talo bixinta Ururada Siyaasdadda , oo uu hore u magacaabay Ma da xweynaha Somaliland,mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo), ayaa u soo jeediyey   in Madaxaweynuhu furo Ururada siyaasada.

 

Gudidu ,waxaa kale oo intaa ku dareen, in  la diyaariyo xeerka furitaanka ururada iyo  doorashad a Golaha Deegaanka,lana kala diro Golayaasha Deegaanka ee Dalka oo uu si ku meel  gaadh ahna u magacaabo Maayar xilka sii haya inta ay qabsoomayso Doorashadu