Guddiga ictiraaf raadinta ee Dalka Holland oo ma anta Kulankoodii ugu horreeyey ku doortay guddoomiye iyo ku-xigeen

 



Guddiga Aqoonsi raadinta ee Dalka Holland ee dhawaanta la soo magacaabay oo ma anta 09.04.2016 Shirkoodii ugu horreeyey ku yeeshan magaalada Zwole ee Waddank a Netherlands ayaa ku doortay Hoggaanka guddiga oo kala ah:


1. Mudane Cabdicasiis Cawad Suldaan Maxamuud Cali-Shire (Guddoomiye)
2. Marwo Nimco Cumar Aadan ( Guddoomiye Ku-xigeenka)


Guddida waxay si qoto dheer uga wada hadleen hawasha baaxadda leh ee hortaa iyo waajibaadka culus ee laga sugayo, waxayna guddigu isku afgarteen in si dhakh ah loo bilaabi hawsha aasaasiga ah ee dhinacooda khuseeye iyagoo qorshaha guud ee aqoonsiga (Strategy) ee xagga xukuumadda ku xidhan iyaga ka sugaya.