GUDDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE,MUDANE MUSE BIIXI C ABD I OO TACSI U DIRAY EHELKII IYO QARAABADII UU KA BAXAY MARXUM CALI CABDIQADIR FAARAX

 



Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu tacsi u dirayaa dhamm aan reer Cabdiqaadir Faarax,qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Cali Cabdiqaadir Faarax ,oo ku geeriyooday 14/02.2014, wadanka Ingiriiska.

Guddoomiyuhu waxa uu Marxuumka ALLEH uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiy o, dham maan reer Cabdiqaadir Faarax, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo imaan ka siiyo.

 

Muse Biixi Cabdi

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE