Date:28/06/2014

Ku: Saxaafadda

Ujeeddo:Hambalyo

Anigoo,Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ku hadlaya magacayga, ka hoggaank a xisbiga, golaha dhexe, guddiga fulinta iyo guud ahaan taageerayaasha xis biga waxaan hamb alyo u dirayaa guud ahaan shucuubta Islaamka, gaar aha an shacbiga Somaliland curas hada bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed.

Waxaan Alle inooga baryayaa inuu inaga yeelo kuwii khayrkeeda ka faa’iidaysta ee uu ka aqbalo.

 


ALLA MAHAD LEH


Muuse Biixi Cabdi

GuddoomiyahaXisbiga KULMIYE