XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE

 


 



Ref. No: XK/XGX/0042253/2017 April 15th, 2017

Ku: Kaltuun Haaruun Maxamed = Gabiley =

Og: Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee Gobolka Gabiley = Gabiley =

Og: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE = Hargiesa =
 


Ujeeddo: Magacaabista Guddoomiyaha Garabka Haweenka xisbiga KULMIYE ee Gobolka Gabiley.



Kadib markii aan arka muhiimadda dhismaha Garabka Haweenka Gobolka Gabiley ee xisbiga KULMIYE u leeyahay abaabulka haweenka xisbiga, waxa maanta oo ay bishu tahay April 15th, 2017 loo magacaabay xubinta hoos ku qoran in ay




noqoto Guddoomiyaha Garabka Haweenka xisbiga KULMIYE ee Gobolka Gabiley.

- Kaltuun Haaruun Maxamed In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Gobolka Gabiley ee xisbiga KULMIYE.

Waxa aan u rajaynayaa marwadda magaceedu kor ku xusan yahay in Alle ku asturo, ku na guuleeyo gudashada masuuliyadda ka dhalanaysa xilkeeda heer Gobol ee xisbiga KUL MIYE.



ALLAA MAHAD LEH



Muuse Biixi Cabdi



______________________________________________

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE