WAR-SAXAAFADEED

 


Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka h oggaanka, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo ka dhammaan taageerayaasha xisbiga KU LMIYE, waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shaqaale weynaha Jamhuuriyadda So maliland munaasibadda maalinta caalamiga ah ee shaqaalaha adduunka awgeed oo ku beegan 1-da bisha May 2014.

Guddoomiyuhu waxa uu u rajaynayaa shaqaalaha reer Somaliland inay sannadka kiisa kale ku gaadhaan caafimaad iyo horumar.”
 

 

Xasan Siciid Yuusuf

Xoghayaha Guud ee xisbiga KULMIYE