WAR-SAXAAFADEED

 




Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

Address: Tell. 528866 /UCIDparty2020@gmail.com. "Area” shacab Deg/koodbuur.

Date: 5/05/2016

Ref/UCID/XDH/128/2016



Ujeedo: Xilal-Magacaabis

Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID Eng.Faysal Cali Waraabe waxa uu ma gacaabay xilal dalka gudihiisa iyo debadiisaba ah, ka dib markii uu Latashaday guddida fu linta isla markaana uu arkay baahida loo Qabo buuxinta Jagooyinkan. Waxa uu magacaab ay masuuliyantan hoos ku xusan.

Dalka gudihiisa:

Cabdishakuur maxamed Ismaaciil Ku Xigeenka Xoghayaha Dhalinyarad Iyo Ciyaaraha

Xasan Cabdiraxmaan Warsame Xoghaya Abaabulka iyo Wacyigallainta ee G.Maroodi-jeex.

Saleban Sicid Raygal Gudomiyaha garabka dhalinyarada togdheer

Mukhtaar Maxamed Jamac Xidhiidhiyaha gobolka togdheer

Cumar Ibrahim sicid Xoghayaha dagmada Buuhoodle

Jamaal Ibrahim maxamed la taliyaha gudomiyaha ee arimaha ganacsiga






Laamaha Dibada:

Aadan Siciid Nuur Ku xigeenka Gudomiya Qaarada yurub

Idiris Axmed Cali (XUBIN) Ku simaha Gudoomiyaha Laanta UK

Cabdi-Maalik Maxamed ducaale Xoghayaha Laanta UK


Gudoomiyaha Xisbiga Ucid
Eng. Faisal Ali Waraabe