GUDDOOMIYE CIRRO: KHABIIR KU XEEL-DHEER XALINTA KHILAFAADKA

 


Guddoomyie Cirro, waa diploomaasi ku xeel dheer xalinta khilaafaadka ( Crisis Manag ement ) heer Qaran- heer Gobol- heer Gole iyo heer Shakhsi. Mucjiso wayn waxa noq otay inaanu khilaaf ka dhex qarxin Golaha Wakeelada muddo dhan 8 sandood . Waxa mujciso kale noqotay xisbigga WADDANI oo aan lahayn isqab-qabsi iyo xag-xagasho , marka la barbardhigo Kulmiye & UCID . Mar walba khilaaf wuu soo baxaa, laakinse Gud domiye Cirro wuxuu ku maamula is qan-cin , kala danbayn, nidaam, sharci, iyo diploma asiyad. Dhinaca kale, Guddoomiye Ciro wuxuu soo afjaray khilaaf beleedyo sababi lah aa dagaal sokeeye, sida shaqaaqadii Gaashaamo ee July,2013. Ugu danbayn, Guddoom iye Cirro wuxuu damiyay khilaaf gacan ka hadal gaadhay, oo dhexmaray Xildhibaan Bu uba iyo Xildhibaan Kijaandhe.

Arrimaahsi waxay tilmaan u yaheen kartida , hufnaanta iyo hanaanka diplomasinimo ee Guddoomiye Ciro.Waxa hubaal ah, inu bulshada Somaliland gacmahaa isu saari do ono ,min bari ilaa galbeed. Hadddii bulshadu midowdana, waxa hubaal ah inay Somalil and dhakhso u degi doonto degelka ay higsanayso : Horumar dhaqaale ; Horumar Buls ho; Horumar siyasadeed ; iyo Nabadgelyo Buuxda.
 

 



Ali Ibrahim “ Baqdaadi” - Toronto.