Gudomiyihii Baarlamanka ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti ,oo geeriyooday

 



Jabuuti (TNN) :- Rabbi naxariistii janoo fardawsa ha ka waraabiyee,waxaa maga alada Jabuuti ku geeriyooday,Guddoomiyihii Baarlamaanka ee dalka Jabuuti, Mar xuum Idiris Arnaud Cali.

Maamulka iyo dhamaan hawl wadeenada shabakada Caalamigaa ee Timacade Ne ws Network,waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskiisii,Madaxweynaha dalka Jabuuti iyo dhammaan shacabka reer Jabuuti.

Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa inuu marxuumka Janno fardawsa ka waraabiyo,shacabka uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo,aamin.

 



Timacade News Desk
Jabuuti,Jamhuuriyada Jabuuti