Gudoomiyaha Golaha Wakiilada isla markaasna ah Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo tacsi u diray

 




Inaa li laahu WA inaa ilayhi raajicuun .


Gudoomiyaha Golaha wakiilada Isla markaasna ah gudoomiyaha xisbiga Waddani mud ane Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi Ciro. Waxa uu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa qo ysaskii qaraabadii Iyo dhamaan qaranka Janahuuriyada Somaliland Geeridii naxdin ya la ahayd ee ku timid Shanta Marxuun ee saaka ku geeriyooday Dhulka labada booyad oid ee isku dhacay duleedka magaalada Hargaysa. Kuli nafsi daaiqatul mowt



Afhayeenka xisbiga wadan laa'anta Sheffield .Mataan. M Omar