Gudoomiyaha Qurbajooga Somaliland ee UK oo Shacabka reer Somaliland ugu hambalyeyey Curashada sanadka Cusub,Sh akhsiyaad Qaran dumis ahna ugu baaqay inay qarankooda hagardamada ka daayaan


 

 

Gudoomiyaha Qurbajoga & Xidhiidhka Jaaliyadaha Somaliland ee UK Dr. Abdirahman Ali Ubaxle ayaa si we yn ugu hambalyeeyey shacabka reer Somaliland meel ay aduunka ka joogaanba sanadka Cusub ee 2013 ka, wuxuu ilaahy uga rajeeyey in shacbiga Somaliland ay gaadhaan himilooyinkooda ay hiigs anayaan sana dkana uu ilaahay inooga dhigo mid khayr qaba,.

Gudoomiyuhu wuxuu shacabka iyo qurbajooga Somalilandba uga tacsiyadeeyey dhamaan dhacdooyi nkii dhimashada lahaa ee dalkeena ka dhacay sanadkii dhamaaday ee ay sababeen banaanbaxyadii shacabku rabay inay dareenkooda ku muujiyaan balse rabshado ka dhashay dartood ay inagaga ge eriyoodeen dha linyaro kana dhacay Hargeysa & Boorama, sidoo kale wuxuu shacabka iyo ciidanka Booliska Somalilandba uga tacsiyadeeyey dhimashadii ugu danbaysey ee ay ku nafwaayeen Askarta Booliska somaliland iyo dad ka shacabka ahiba qaar badanina inagag dhaawacmeen.

Gudoomiye Ubaxle wuxuu qurbajooga iyo daljooga Somalilandba ugu bushaareeyey in sumcada dalkena iy o horumarka aynu gaadhnay uu yahay mid aan cidina dafiri karin oo maalinba maalinta ka danb aysa sare u sii kacaya, wuxuuna sheegay in Siyaasada Arimaha dibeda uu si xawliya uga midha dhal iyey Wasiirka A rimaha Dibeda ee Somaliland Dr. Maxamed Abdilahi Omar isagoo wasiirku waqtigiisa u huray siduu qadiya da Somaliland caalamka u gaadhsiin lahaa isagoo fulinaya siyaasada xisbiga kulm iye iyo balanqaadyadii Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo ).

Gudoomiye Ubaxle wuxuu shacabka Somaliland ugu baaqay inaanay dheg u dhigin shakhsiyaadka caadeys tay inay had iyo jeer shacabka Somaliland saxaafada u mariyaan hadalo raqiisa oo niyad jab k u ah horum arkooda iyo horu socodkoodaba shakhsiyaadkaas oo aad moodo inay cadowga Somalilan d u adeegaan iy agoo iska dhigaya kuwo dimoqraadiyad ka hadlaya balse is diidsiinaya indhahana ka qarsanaya halganka uu ku yimi qaranka Somaliland iyo in shacabkiisu yahay kuwo isku duuban oo aa n halganka ay dhiiga bad an u hureen u ogolaan doonin inuu u dumo shakhsi damacisii ku guul darays tay.

Waxaa ka mida shakhsiyaadka caadaystay hadalada deel qaafka ku ah qaranka Somaliland C/fataax oo W akiil uu xili hore Daahir Riyaale u magcaabay inuu Somaliland uga noqdo Wadanka Irland balse magaca xilk a uun sidan jiray meel uu Somaliland ugu shaqeeyeyna aan cidi arag iminkana aan wax xil ah umada u hay n laakiin ka shaqeeya iska hor keenka Bulshada Somaliland iyo qaar la maskax ah oo ay is gaashaan buurs adaan dadkuna bartay inay yihiin kuwii Camarada jeclaa ee ku caan baxay belo tebinta, waxaynu ka mark haati nahay in C/fataax iyo saaxiibadii ay mudo laba bilood gudohood ah sadex xisbi isaga gudbeen ka dib na markii xisbi kastaa iska soo eryeyay cadowga Somaliland u adeegeen, waxyaabaha ay saxaafada kula wareegaan ee ah maxkamad ayaanu wax u gudbinaynaa aanay waxba ka jirin ee ay iyagu wax isugu dhim ayaan bulshadoodana kaga takoormayaan, inagoo aan lahayn khaladaad ma dhicin hadana shacbiga Soma liland way garanayaan wax kasta oo ka khalda ma meesha ay u marayaan.

 

 

 



Somaliland Guul & Horumar
Dr. Abdirahman Ali Ubaxle
Gudoomiyaha Qurbajooga Somaliland ee Uk
Birmingham Uk