WAR-SAXAAFADEED

 



Ujeedo/Hanbalyo Munaasibada Ciidul Adxaha

Hargeysa, Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Murashaxa Madaxweyn aha, Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka ee Xisbiga UCID,Guddoomye Ku Xigeenada Gu ddida Fulinta, Xubnaha G/Dhexe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo Dhamaan Taageeray aasha Xisbiga UCID waxa ay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaa shacbiga Somaliland (me el kasta oo ay joogaan gudo iyo dibadba), iyo guud ahaanba Shucuubta Islaamka, muna asibadda Ciida Barakaysan, ee Ciidal Adxaha awgeed.

Xisbiga UCID waxa uu ILAAHAY uga baryay malaayiinka qof ee taagan buurtayoomal ca rafa ducadooda u aqbalo shacuubta islaamka.illaahayna wada jirkooda iyo nabadoodaba uu kor u qaado. Ummada Islaamka Guud Ahaan,Gaar Ahaan Shacbiga_Reer Somaliland

Xisbiga UCID isagoo shacbiga la wadaagaya farxadda ciidda waxaan leenahay ku ciida fa rxad iyo caafimaad ishallah meelkasta oo aad dunida ka joogtaan.

Xisbiga UCID waxa uu shacbiga somalilanad u rajaynayaa inay sannadkan sanadkiisa ku gaadhaan bash-bash, Barwaaqo, Nabad-gelyo iyo qarannimo lagu reeyo
 


Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid

Yusuf Keyse A/laahi