WAR-SAXAAFADEED

 



Ku: Xubnaha Guddida Ololaha Ee Gobolka Gabiley =Hargiesa =

Og: Hogaanka Xisbiga KULMIYE = Hargiesa =

Ujeeddo: Magacaabista Guddida Ololaha Gobolka Gabiley Xisbiga KULMIYE.



Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddiyadda Ololaha Gobolladu u leeyihiin habsami-u-s ocodka iyo hufnaanta maamulka ololaha doorashada ee Xisbiga KULMIYE, waxa loo magac aabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Ololaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga KULMIYE, laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 8 October, 2017. Gobollada dhiman waxa la soo magacaabi doonaa dhawaan.

Gobolka Gabiley:



Dr. Cabdiweli Sh. Cabdillaahi Suufi - Guddoomiye
Kaamil Muuse Geedi – Guddoomiye Ku Xigeen
Axmed Maxamuud Shirwac
Mukhtaar Jibriil Muuse
Axmed Cali Dable
Maxamed Axmed Aw Cabdi Xabiib
Bedri Muuse Cumar
Khadar Baaruud Cumar
Cali Sh. Maxamed Cabdi
Xaliimo Mooge Cali
Axmed Muxumed Cumar
Cabdiwaasic Maxamed Yuusuf
Maxamed Axmed Geelle
Cabdi Cumar Diiriye
Cabdirisaaq Aw Muuse Xasan
Guuleed Cabdi Cabdillaahi
Isaxaaq Sh. Axmed Sh. Muxumed
Cabdi Daa’uud Cismaan
Saado Cabdi Kooshin
Sucaad Cabdi Muxumed
Deeqa Aw Muuse Rooble
Haweeya Cabdi Kaahin
Muna Mawliid Warsame
Safiya Cali Aw Axmed



Fiiro – gaar ah: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Gobol kasta, waxa uu noqonayaa Xog hayaha Guddida Ololaha ee isla Gobolkaa.
 

 


ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE