Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Faysal Cali Waraabe Oo Xilal Cusub Magacaabay

 


 

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID Markii ay u soo jeediyeen Gud dida iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Dalka UK iyo Yurub in loo Magacaabo Gud dida Mustanbeedka/Anshaxa Xisbiga ee Dalka UK Xubnahan Hoos ku qoran:

Gudiga Anshaxa/Mustanbeedka

1. Mud. Awil Abdillahi Xayd.

2. Adan Mooge hirse (Adan Ingiriis)-Gudoomiyaha

3. Foosi Xaaji Yuusuf

4. Hassan Moalin Osman

5. Saed Omar Amed(Said UCID)

6. Abokor Mohamed Shukri

7. Abdi Ali Muse(Daakir)

8. DR. Mohamed Abdillahi Mohamed (AAR)

9. Abdihakim Ali Hayd

10. Mohamed Ciise Jaamac

11. Osman Mohamed Ahmed (Alabohaye)

12. 10. Sidiiq hussein Abdillahi Hurruufe.



Finland

1. Mud. Awil Abdillahi Xayd

Gudomiyaha abaabul ka iyo wacyi Gelinta ee Laanta Findland





Yurub



Saynab Haji Gaydh -Gudoomiyaha Garab haweenka ee YURUB

Mustafe Abdullahi Ali -Xohaya Yurub ahna Lataliyaha Gudoomiyaha UK



UK

1- Cabdi Cali Muuse (Daakir) -Xoghayaha Ganacsiga iyo Maalgashiga

2- Xaamud osman (Dabagale) Xoghayaha UK

UK-G/Haweenka

1. Fardus Cige Gudoomiyaha G/Haweenka ee UK

2. Foosiya Caydiid Aadan Gud Ku Xigeenka 1aad ee G/Haweenka UK

3. Saynab Cabddillahi Hussein (Saynab Xabashi) G.Kuxigeenka 2baad UK

4. Foosiya Cisman Cawale -Xoghayaha Abaabulka iyo xidhiidhka gobolada UK – G.Dumarka

5. Sahra Ismail Hassan -Gudoomiyaha Maaliyada ee UK

6. Ayaan Idris Yusuf – Khasnagi 1baad UK

7. Nimco Wais – Khasnagi 2baad UK



London

Roda Muxumed Abokor - Gudoomiye ku xigeenka London

Asha Yusuf Ali -Xoghayaha London



Sidaa awgeed waxa la faray in hawshooda si dhakhso ah u bilaabaan kana soo baxaan waajibaadka loo igmaday.

waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu u fuduudeeyo xilka loo dhiibay.



Wabillaahi Tawfiiq

Gudoomiyaha Xisbiga UCID

Eng. Faysal Cali Waraabe