GUDOOMIYAHA XISBIGA WADANI OO KULAN LA YEESHAY GUDIDA HOGAANKA SARE EE XISBIGA WADANI UK.
 


Gudoomiyaha Xisbiga Wadani iyo waftigii la socday ayaa waxay kulan la yeesheen Gudida Hogaank a  Sare ee Waddani Uk 1dii bisha April 2014, Kulankan oo ahaa mid si xoog leh loo soo agaasimay, waxaa ka soo qayb galay gudoomiyaha xisbiga Waddani iyo waftigii uu hogaaminaayey, xubno ka tirsan gudida fulinta ee heer qaran iyo xubnaha gudida hogaanka sare ee Waddani UK. Kulankan o o ujeedadiisu ahayd sidii loo dardar gelin lahaa ihawlaha xisbiga ee waddani iyo is xog waraysi dhe xmera xubnaha hogaanka sare ee wadani uk iyo waftiga uu hogaaminaayo gudoomiyaha xisbig a ee waddani. Waxaa kulanka lagu furay aa yado quraan ah ka dibna waxaa shirka hogaamintiisa bilaabay Gudoomiyaha waddani Uk Mudane Ahmed Ali Nahi oo si tifaftiran uga warbixiyey hawlaha xisbiga waddani uk. Waxaa kale oo kulanka warbiximo iyo talooyinba laga dhagaystay xubnaha gu dida hogaanka sare ee UK, waxaa kale oo kulankaa lagu falaqeey ey qorshe lagu dardargelinaayo hawlaha xisbiga waddani iyo xiisaabtan dhab. Ugu dambayntii waxaa sh irka soo xidhay Gudoomi  aha Xisbiga Wadani iisaga oo u mahadceliyey dhamaan xubnihii shirka ka soo qa yb galay iyo taag eerayaasha Xisbiga Waddani ee UK .


ALLAA MAHAD LEH

Gudoomiyaha Saxaafada ee Wadani UK
Mahdi Jama Roble