Gudoomiye Muuse Biixi Oo Magacaabay Gudoomiyaha Iyo Ku Xigeenka Gobolka Maroodi Jeex Ee Xisbiga Kulmiye

 






Ku: Maxamed Iid Dhimbiil = Hargiesa

Ku: Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac Hadhiye = Hargiesa

Og: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE = Hargiesa


Ujeeddo: Magacaabista Guddoomiyaha iyo Guddoomiye-ku-xigeenka Gobolka Maroodi-jeex.



Kadib markii aan shirar iyo wadatashiyo ka yeeshay dhammaystirka Guddoomiyaha iyo Guddoom iye-ku-xigeenka Gobolka Maroodi-jeex.

Kadib markii aan arkay muhiimadda xilalkan heer Gobol u leeyihiin habsami-u-socodka hawlaha xi sbiga, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddoomiyaha iyo Guddoomi ye Ku Xigeenka xisbiga KULMIYE ee Gobolka Maroodi-jeex, laga bilaabo maanta oo bishu tahay O ctober 24, 2016:

1. Maxamed Iid Dhimbiil – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha xisbiga KULMIYEee Gobolka Maroodijeex.



2. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac Hadhiye – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka xisbiga KULMIYE ee Gobolka Maroodijeex.

Fiiro-gaar ah: Dhammaan xilalka kale ee Gobolka Maroodi-jeex waxa ay ahaanayaan sidoodii.
 


ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi

______________________________________________

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Email: kulmiyepartychairman@gmail.com